Shaacirka Mutanabi “ Waan Ku Arkay, Waxaanse Ku Moodayay Nin”

0
446

Gabayaagii Carbeed ee Mutanabi ayuu nin isku deyay inuu ceebeeyo kana xanaajiyo waxaana uu tix gabay ah ku yidhi “  Waxaan kaa arkay meel fog, waxaanba ku malaynayay inaad gabadh tahay”.
Isuguna wuxu ugu jawaabay tix kale oo gabay oo ahayd :” Waxaan kaa arkay meel fog waxaanba ku moodyay inaad nin tahay”  Oo uu ulajeedo nacas baad tahay.

Leave a Reply