Qaar Ka Mid Ah Faa’iidooyinka Uu Leeyahay Cananisku

0
1560

Maxaan u cunaa Cananaas ama Ananas ? muxu faaido  u leeyahay  Cananaaska Qofkii cuna waatan maanta ka
faaideyso wax tarkiisa
1: waxaa  laga helaa maado caawineyso Dheefshiidka Caloosha wuuna  jilciyaa Calosha
2:  waxaa ku jira kalshiyam  kaasoo Lafaha iyo Ilkaha awood siinaayo aadna ugu fiican Lafaha dhamaan ama guud ahaan
3:  waxaad ka helaysaa Vitamin A iyo Vitamin C   kuwasoo la dagaalaamaya  Cudur sidayasha
4:  wuxu   dawayee Ciridka awoodna wuu siiyaa
5:  wuxu ka hortagaa Murqaha in ay daciifaan ama jilcaan
6:  wuxu yaree yaa lafa xanuunka iyo hurka awoodna wuu siiyaa Lafaha
7:  wuxuu saa’idiyaa aragtida Indha  caafimaadna wuu u yahay
8:  Jirka ayuu qurxiyaa
9:  wuxu la dagalamaa Qufaca iyo Qabowga
10:   wuxu u fiicanyahay Wadnaha
11:  infakshanka ayuu u fiicanyahay
12:  Bahalada caloosha ayuu u fiicanyahay
13:   Cudurka Kansarkana wuu u fiicanyahay
14:   Dadka Kiliyaha  kajirana ama ka xanuusanaya ayuu fiicanyahay.

Leave a Reply