Daacish oo Qabsatay Deegaano

0
510

Kooxda la magac baxday dowladda Islaamiga ee IS ayaa ka qabsatay dhowr tuulo magaalada Xalab, inkastoo Ruushka uu sheegay in weerarkiisii ugu danbeeyay uu ku beegsaday kooxda.
Urur xuquuqda bini’aadanka ee Suuriya (Observatory for Human Rights) oo saldhigiisu yahay Britain, ayaa sheegay inay tahay meesha ugu dhow ee ay IS u jirsatay magaalo madaxda Suuriya.
Iyadoo dagaalka uu sii kordhayo, Iran ayaa xaqiijisay in taliye sare oo ka tirsan ilaalada kacaanka in lagu dilay Xalab (Allepo).
 

Leave a Reply