Maroodiyaasha Iyo Tartanka Kubada Cagta Ee Dalka Nepal!

0
396

Dalka Nepal magaalada Shetuwan ayaa lagu qabtaa tartanka lagu soo xidhayo maharajaanka Suwaar kaasi oo ay kubada cagta wada ciyaarayaan laba kooxood oo maroodiyaal saaran. Maroodiga ayaa adeegsanaya gacankiisa iyo lugtiisa si uu kubada u laado ama uga qabto goolka. Waana tartan ka mid kuwa ugu xiisaha badan ee dalkaasi laga ciyaaro.

Leave a Reply