Tarbiyada Caruurta : Hooyaday Ayaa Ii Diiday Inaan Lacag Qaato

0
482

Wiil yar ayaa maalin markii dugsiga uu yimi ninkii siday Ice Cream sujuuday oo dhulka fooda dhigay. Waxa la weydiiyay maxaad u sujuuday? Waxaana uu ku jawaabay hooyaday ayaa sujuuda marka uu yimaado ninka Ice creaamka. Wiil oo yar oo kale ayaa isaguna ka shaqaynayay masaajidka nadaafadiisa wuxuuna diiday inuu qaato lacag.
Wiilka yar ayaa la weydiiyay sababta aanu lacagta u qaadanayn madaama uu shaqaystay , waxaana uu ku jawaabay “ Hooyaday ayaa igu tidhi , haka qaadan shaqada aad masaajidka u qabto wax lacag ah, waayo adiga kaama xigaan” Haddaba waxa loo baahan yahay in ubadka lagu tarbiyeeyo akhlaaqda wanaagsan.  Sidaas darteed wixii Ilmahaaga yari kaa arko wanaag iyo xumaanba wuu kaaga dayanayaa.

Leave a Reply