Tartanka Baaskiiladaha Ee Dadka Gaboobay

0
415

Robert Marchand oo da’diisu tahay  101 sano ayaa sameeyay riikoodh cusub oo dhinaca beratanka dadka waaweyn ee dhinaca baaskiiladaha, kaasi oo qiyaas dhan 100 Km, ay ku qaadatay inuu ku daboolo 4 saacadood iyo 17 daqiiqo. Qiyaasta socodkiisa ayaa celcelis ahaan noqday inuu jarayay 23 km/ Saacadii. Tartankan oo lagu qabtay magaalada Liyon ee dalka Faransiiska  ayuu Robert ku guulaystay kaalinta koowaad iyo rikoodhka cusub ee uu sameeyay.

Leave a Reply