Tuug Iska Dhigay Obama Oo Booliisku Qabtay

0
482

Kamarada qarsoon oo baanka lagu magacaabo Bank Of America eek u yalla dalka Ingiriiska  ayaa muujisay tuug u dhashay dalkaasi oo  isku eekaysiiyay Madaxweynaha Maraykanka Brak Obama. Banka Of America  oo ku yaalla magaalada Mirak ee Ingiriiska, ayuu tuugu soo galay iyadoo isla markiiba khasnajigu aad u dareemay tuuga. Booliiska ayaa xaqiijiyay in aanu ahayn Obama, waxaana loo gudbiyay xabsiga, iyadoo laga qaaday bastoolad aan sanqadh lahayn oo uu sitay. Tuuga laftiisa ayaa qirtay inuu ugu talo galay inuu baanka dhaco.

Leave a Reply