50 Caruura Oo Maalin Kasta Khalad Dhakhtar U Dhinta

0
329

Dad badan ayaa aaminsan in dunida xadaarada haysta ay wax kasta sida saxda ah u socdaan, laakiin maalin kasta Maraykanka waxa ku luma 16000 waraaqaha dhinaca boosta la isaga gudbiyo ah, waxa kale oo la sheegay in 500 camilayadooda oo aanay dhakhtaradu ku guulaysan ay bukaanadooda ay jiraan maalin kasta.  Iyadoo 50 caruur ahina oo maalin kasta ku dhintaan khalad uu sameeyay dhakhtarka dhalmada qaabilsan.
Warbixinta ayaa intaasi ku dartay inay dhinaca maaliyadana maalin kasta 22000 jeeg si khalad ah loogala baxo xisaabaadka baananka.
 

Leave a Reply