Dugsi Imtixaan Ku Qaaday Goob Kayn Ah Si Aan Qish U Dhicin

0
345

Dugsi ku yaalla dalka Shiinaha ayaa sameeyay inuu ardaydiisa kaga qaado imtixaanka goob kayn ah, taasi oo uga jeedo si aanay ukala eegan imtixaanka. Dugsigan sare oo ku yaalla magaalada Jingzhou ayaa ardayda usoo bandhigay inay dhulka hawada leh ku qaataan imtixaanka iyagoo dalxiis ah, laakiin dhinaca kale arinka ayaa muhim u ahaa si uu ula dagaalamaan qishka imtixaanka.
Maamulka dugisga aya sheegay inay ardaydu aad uga heleen goobtaasi, halka macalimiinta iyo kooxdii ilaalainaysay ay aad  ugu dhib yaraatay  ardaydii kala eegayn lahaa madaama ay aad u kala fogaadeen ardaydu.Goobta oo waasac ahayd ayaa  ardayda aad loo kal fogeeyay maadama dhulku aad u ballaadhnaa , halkii ay markii hore aad isugu dhowaadeen.

Leave a Reply