Dugsigu wuxu ku baraa casharo , ka dibna ku itixaama, laakiin Noloshu way ku imtixaantaa markaas wax ku bartaa. Marka Dariiqa uu marayo Caajisku waxa raaca Fakhriga. Inta aanad jebin shay qurux badan Ogow in Shayna aanu noqon sidii uu ahaa.
Casharada ugu adag ee nolosha waa in qofku barto sida loogu dhawaaqo guuldarada.
Ha yaraysan ducada kan dulman, waxa laga yaabaa inay taasi kaa dhigto kan dadka ugu itaalka daran.
Wakhtigu wuu ka qaalisan yahay , xoolaha waa heli kartaa laakiin wakhtiga ku dhaafa ma helaysid.
Ficilada qofku waxay ka soo baxa waxa sababa arimahan midkood: Caadifaad, Qasab, Caado, Rabitaan.