Dawladda Jarmalka ayaa ahayd dawladii u horaysay ee samaysay sawaariikhda gantaalaha. Iyadoo wakhtigii dagaalkii labaad ay ku riday magaalada London ee Ingiriiska 1000 Gantaal, kuwaasi oo u geystay burbur xooggan.
Taangiga ama kaaraha maanta ay Yuhuuddu ku dagaalanto ee lagu sameeyay Maraykanka aya isna ah kan ugu culus Kaarayaasha maanta waxaana miisaankiisu gaadhayaa 60 Ton. Dayuuradda Gantaalaha xambaarta ee Maraykanka ee loo yaqaan P 52 , ayaa sababta magaca loogu bixiyay ay tahay iyadoo dhererkeedu yahay 52 Mitir.