Sagaal Faa’iido Oo Uu Leeyahay Cambuhu

0
808

waxaan ka hadleynaa Geedka la yiraahdo Cambaha iyo faidada uu u leeyahay qofka .
Miraha Cambaha  dhadhan ahaan iyo midib ahaanba waa miro Qurux badan  qofkii arkana wuu jecleestaa cunitankeda wax yaabaha laga helo waxa ka mid sida
1: in uu  nadiifiyaa dhamaan dhiiga jirka
2:in uu isku dheeli tiro dheecanka beeryaraha kasoo baxa una badalo sokor dabiici ah  dadka sokorta qaba aad ayuu ugu fiicanyahay.
3:araga indha ayuu aad ugu fiicanyahay
4: Dhiig xinjirowga ama( cholestrol) ama dhiig subugowg a ayuu aad ugu fiicanyahay
5 wuxu ka hortagaa kansarka ama (cancer)
6:  saxara la’aanta   ayuu u fiicanyahay calosha ayu socodsiyaa ama wu jilciyaa
7: Difaca jirka ayuu aad u adkeyaa  qeebweyna ka qaataa
8 madax xanuunka oo madax aad u kuluaado  sida qofka oo qandha iyo madax xanuun iyo daal is ku darso   wu u rooyahay,
9: Maqaar jirka ayuu nadiifiyaa

Leave a Reply