Dalka Sacuudiga ayaa lagu xidhayย nin u dhashay dalka Pakistan oo muddo toddoba bilood ah dadka ka iibnayay kaadidiisa isagoo ugu sheegayayย inay tahay kaadida geella oo lagu daweeyo xanuuno badan. Ninkan ayaa loo gudbinayaa maxkamadda si kiiskiisa loogu dhegaysto.























