“Is-casilaadeydu Lama Xidhiidho Wasiirradii Hore, Mana Cabanayo Haddii Aan Tagayo” Wasiirkii Hore Ee Ciyaaraha

0
418

Hargeysa (Dawan)- Wasiirkii Wasaarada Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland Axmed Cabdi Kaahin ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay Xukuumadda.
Wasiirkii Ciyaaruhu  waxa uu sheegay in is casilaadiisu aanay xidhiidh la lahayn wasiirradii hore isu casilay, balse ay is casilaatiisu ku taxaluqdo
“Mar haddii aan ka tagayo waxba ka caban maayo, nin rag ah ayaan ahay oo caban maayo wax kasta oo I soo gadhayna ka caban maayo, is casilaadayduna xidhiidh lama laha raggii hore isu casilay, ragaas is casilayna arintaydu xidhiidh lama laha waayo anigu meel ayaan ku socdaa oo waa la wada ogyahay.
Wasiirkii hore waxa uu sheegay inuu doonayo inuu galo xubin ka banaan Golaha Wakiiladda oo sharcigu isaga siinayo inuu buuxiyo. Waxa kale oo uu sheegay in qaar ka mid ah ha’yadaha dawladdu ay kala shaqeyn waayeen tartankii ciyaaraha gobolladda.
Dawannews Haregeysa office

Leave a Reply