Waa Caruur laakiin Timahoodu Waa Cirro Dhamaantood!

0
400

Qabiiladan oo lagu magacaabo Milanisiyun waa dad asal ahaan ka soo jeeda sida la sheegay qaaradda Africa waxayna degan yihiin jasiirado u dhow dalka Usteraliya. Dadkan ayaa timahoodu ay yihiin kuwo wada cadaan ah (cirro) isla markaana adag, sidoo kalena  jidhkooda midabkiisu waa madow. Waana bulshada keliya ee dunida ku nool oo 10% ay timahoodu caddaan ciro ah yihiin.
Jasiiradaha ay ku nool yihiin bulashadani ayaa ku yaalla koonfur galbeed badweynta degan oo ah degaanada kulaalaha dalka Ustaraaliya waxaana lagu magacaabaa Oceania.
 

Leave a Reply