Magacayada Caruurta loo Bixiyo Qaarkood Ma Banaana!

0
625

Wasaaradda Arimaha Gudaha Sacuudiga ayaa waalidiinta uga digtay inay inay u bixiyaan caruurta u dhalata liis magacyo 50 ah oo ay soo saartay.
Wasaaradda ayaa sheegtay inay magacyadani ka soo horjeedaan diinta, dhaqanka iyo caadooyinka bulshada dalkaasi. Waxa kale oo ay intaasi ku dartay in magacyadan qaarkood ay yihiin kuwo debedda laga soo waariday.
Wakaaladda Wararka Russi Today oo soo xiganaysay wargeysa Asharqi ayaa baahisay warkan maalintii shalay.ย  Liiska Magacyada wasaaradu ka digtay waxa ka mid ah: Cabdi- Rasuul, Cabdi-Nebi, Cabdi-Naasir, Bayaan, Mamaalika, Bunyaamiin iyo kuwo badan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here