Weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay dalka Nigeria

0
355

Qof bam isku soo xiray ayaa waqooyiga dalka Nigeria ku dilay ugu yaraan 21 qof goobtuna waxay ahayd meel xus uu ka socday.

Dadkii soo agaasimay munaasabadan la qarxiyay ayaa sheegay in qofka isqarxiyay uu ku dhex cararay dadkii goobta joogay ka dibna uu qarax gaystay.
Qof kale oo isna rabay inuu isqarxiyo oo dadka ku dhexjiray ayaa la qabtay.
Munaasabadan la isku qarxiyay ayaa socotay mudo isbuuc ah. Qaraxa ka diba wey sii socotay munaasabada oo lama joojin
Dadkii munaasabadan lahaa ayaa weerarada qaraxan ku eedeyeey kooxda Boko Xaram

Leave a Reply