Dalka Turkiga ciyaar dhex maraysayย laba kooxood ayaa ciyaartow lama yimi khalad weyn kaasi oo wejiga ka laaday ciyaartow kale. Ciyaartowgan oo lagu magacaabo Mehmet Degirmenci ayaa la sheegay in maxkamad la hor geyn doono.
Waxaana lagu soo oogayaa kiis ah isku day dil iyadoo la sheegay in laadku haddii uu kaga dhici lahaa meel kale uu qoortu jabi lahayd, ka dibna uu dhiman lahaa ciyaartowgu ama ugu yaraan ayย ku keeni lahayd indho laโaan. Kopoxdii uu u ciyarayay oo Sanayispor ayaa iyan la sheegay in laga saaray liiska kooxda oo ay iska eriday.