Maraykanka iyo Qabsashada Ramadi

0
475

Wasiirka difaaca ee Dowlada maraykanka Ash Carter ayaa dib u qabashada dowladda Ciraaq ee magaalada Ramadi ku tilmaamay talaaba muhiim ah.
Waxuuna wasiirku sheegay in tani ay tahay talaabo ka dhan dagaalka lagula jiro kooxda isugu yeedhay dowladda islaamiga ah.
Sidoo kale waxaa guusha dowlada ee dagaalka Ramadi ka hadlay ra’iisul wasaaraha Ciraaq
ra’iisul wasaaraha ayaa raaciyay hadalkiisa in ciidanka Ciraaq ay ka guulaysan doonaan kooxda Daacish.
Muuqaalo lagu baahiyay telefishenka ayaa muujinaya ciidanka Ciraaq oo calanka dalka ka sudhay dhismooyinka dowladda.
Balse dowladdu maysan sheegin ilaa iyo hada ciidanka Ramadi kaga dhintay.
 

Leave a Reply