Meherkii Ugu Qaalisanaa Dunida!

0
552

Meherka Amiirada Nuura Bintu Xamdi oo uu dhalay Boqorka Baxrayn ayaa noqday midka dunida ugu qaalisan. Gabadhan waxa guursaday  wiil uu dhalay boqorka Imaraadka oo bixiyay meher gaadhaya 250 malyuun Dirham oo ah lacag naqad ah iyo 50 malyuun oo dahab kala duwan ah.

Leave a Reply