Facebook oo la Dacweeyay

0
399

Shariikada Facebook ayaa waajahaysa laba dacwadood , kadib markii xaakin Maraykan ahi uu sheegay in saamilaydu ay dacweeyn karaan sharikkada kadib markii ay marin habaabisay markii lasoo bandhigayey saamiyada sharikada 2012kii.
Maalgaliyayaasha ayaa sheegaaya in sharikadu qarisay odoroska koritaanka ee sharikadda,iyagoo sheegay in lacag badan waayeen kadib markii ay saamiyada sicir barar ku iibsadeen.
Facebook ayaa sheegtay inay ka xuntahay go’aanka maxakamada isla markaana ay qaadan doonto rafcaan.
 
 

Leave a Reply