Arooskii Yaabka lahaa!

0
487

Nin Sacuudiyaan ah ayaa arooskiisa u adeegsaday gaadiidka waaweyn. Gaadiidkan ayaa ka koobnaa 3 gaadhi oo kuwa xamuulka. Gaadhiga ugu horeeya ayay saarnaayeen arooska iyo aroosada halka sadexda kalena ay soo raaceen saaxiibadiis.
ย 
Dhalinyarada Sacuudiyaanka oo aan hore u arag aroos noocan ah ayaa aad ula yabaay isla markaana sawiradii ay ka qaadeen isugu gudbinayay baraha internetka.

Leave a Reply