Makala Garan Kartaa labadan Oday?

0
482

Labadan sawir waxa lagu baahiyay tartan iyadoo la doonayay in qofku garto labadooda kan aabaha ah iyo kan kale oo ah wiilka uu dhalay. Iyagoo ahaa wiil iyo aabaihii haddana wakhtigan muuqaal ahaan way isku dhowaadeen. Wiilka ayay daโ€™diisu tahay 75 sano, halka aabihiina ay ka tahay 95 sano.
 

Leave a Reply