Cudurada Ay Ka Hortagto Inaad Gacmaha Dhaqida

0
398

Gacantu waa Jeermis gudbiyaha ugu khatarsan waxay cudurada u gudbisaa:
Afka, Sanka, indhaha, maqaarka, Cuntada iyo dadka kale markaad salamayso.
Cudurada ay gacmuhu gudbiyaan waxaa kaa midah:

  1. Tiifoowga
  2. qaaxada ama Tiibiida.
  3. Hargabka noohyadiisa kala duwan.
  4. Sambabka
  5. calool xanuunka nuucyadiisa oo dhan iyo cudurro aan lasoo koobi karin.

Gacantaada maydh mar walba gaar ahaan saabuun ku mayr:

  1. markad musqusha kasoo baxdid.
  2. markaad cuntada guraysid ama aad samaynaysid.
  3. Mar walba oo aad cuntada guraysid ama aad cunaysid.
  4. Marki qudaarta aad jarjaraysid.
  5. Mar walba ood taabatid gaariga dad waynaha meelaha dadku qabsadaan ama la cuskado.
  6. marwalba oo aad xayawaan taabatid.
  7. mar walba oo aad dad badan salaantid sidaa booqashada.
  8. mar walba oo aad caruurta cunto siinaysid.
  9. markaad caruurta u qubaysid ka dib.
  10. Marki aad musqusha ama meelaha kale aad nadiifisid.

Ciyaalka adigu faraha ka dhaq intay ka waynaanayan.
Dhamaan waqtiyadaan kor ku xusan gacmahaaaga ku dhaq saabuun ama Shaambo.

Leave a Reply