Denmark oo ka Doodaysa Sharciyo Qaxooti

0
325

Baarlamaanka Denmark  ayaa ka doodaya, sharci ogolaanaya in laga qaado lacagta iyo waxyaabaha qaaliga ah ee dadka qaxootiga markii ay yimaadaan Denmark iyo in la adkeeyo inay keensan karaan reerkooda.
Qaxootiga la imanaya in kabadan kun iyo afar boqol oo dollar, ama wax qaali ah ayaa laga doonayaa inay qaar ka bixiyaan taageerada ay ka helayaan dowladda.
Qorshaha ayaa waxaa cambaareeyay hayadda Qaramada Midoobay ee qaxootiga.
Dowladda Denmark ayaa sheegtay in talaabada loo baahan yahay si loogu yareeyo dadka imanaya.
 

Leave a Reply