Cudurka Ebola oo markale lagu Arkay Sierraleone

0
277

Wararka ka imanaya dalka Serraleone ayaa sheegaya in la helay qof u dhintay cudurka Ebola.
Hadalkan ayaa soo baxaya maalin ka dib markii WHO ay sheegtay in Ebola uu ka dhamaaday dalal galbeedka Afrika.
Saraakiisha caafimaadka ayaa sheegaya in qofkan bukaanka ah uu dhintay, lana ogaaday inuu cudurkaasi sababsaday
Dalka Serraleone ayaa ka mid ahaa wadamadii uu aafeeyey cudurka Ebola oo kumanaan qof dilay
 

Leave a Reply