Markii uu La Guursaday Ayay hadyad Uga Dhigtay Gaadhi Qaali ah

0
275

Dalka Sacuudi Arabiya gabadh 40 jir ah ayaa ninkeeda  hadyad ahaan ugu geysay gaadhi kuwa lagu raaxaysto ah oo qaaliya isla markaana ah modeelkii u danbeeyay. Gabadhan ayaa sheegtay inay jeclayd mar hore inuu ninkeedu la guursado madaama iyadu aanay dhalin wax caruur ah. Waxaana ay sheegtay inay Allah uga baryayso inuu siiyo wiilal iyo gabadho isagoo aad u jeclaa inuu caruur dhalo. Waxa kale oo ay sheegtay inay gabadha kale ka caawinayso wixii ay uga baahato iyo inay la wadaagto nolosha wanaagsan ee ku dhisan wanaagga iyo is xaq dhowrka.

Leave a Reply