Qorshe Walaac ku Beeray Muslimiinta Ingiriiska

0
435

Dadka Muslimiinta ah ee dalka Biritayn ayaa shaki ka muujiyey qorshe uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha Britain, David Kameron, kaasi oo faraya haweenka magangalyo-doonka ah barashada luuqadda English-ka.
Qorshahan ayuu Kameron ku sheegay in dadka magan-galyo doonka ah looga baahnaan doono inay caddeeyaan inay hormariyeen luuqaddooda laba sano iyo badh kadib marka ay dalka yimaadaan, haddii kale la masaafurin doono.
Qorshahan ayaa looga gol lee yahay in haweenka muslimiinta ah ay dhex galaan muslimiinta.
Ra’iisul wasaaraha Biritayn, ayaa qiray in qorshahan uu keeni doono in qoysas badan ay laba u kala dhantaalmaan. Qorshaha ayaa hir-galaya bisha Oktober ee sanadkan.
 

Leave a Reply