14 Sano Ayay La Noolayd Qoys Macmal Ah!

0
636

Fanaanada Susan Huntz ayaa samaysay hab yaab leh iyadoo jawaab siinaysay dadkii ku badiyay su’aasha ah maxaad u guursan weyday? Fanaanadan ayaa samaysatay qoys macmal ah oo iyada gaar u ah oo qoryo laga sameeyay. Waxayna ka dhigtay nin iyo gabadh yar oo ay dhashay.
Waxaana yaab leh inay mudadaasi meel kasta oo ay u safrayso u qaadato isla markaana sawirada kula gasho goob kasta qoyskeeda loo farsameeyay.  Muddo 14 sanno ah ayay la noolayd qoykeedaasi macmalka ah iyadoo sawirada dadka aan aragi u qaataan ku nool.
 

Leave a Reply