Tuug Maxkamadda Ku Tegay Gaadhi Uu Xaday

0
376

Dalka Maraykanka nin tuug ah oo lagu magacaabo Mickel Heiler oo 21 jir ah ayaa xaday gaadhi xamuul, si uu ugu gaadho kiis maxkamadda Californiya uga socday. Odayga lahaa gaadhiga la xaday oo lagu magacaabo Jhon oo 69 jir ah ayaa booliiska gaadhsiiyay tuugadaasi. Warbaahinta Maraykanka ayaa sheegtay in 20 daqiiqo ka dib la helay gaadhigaasi oo hor taagan maxkamadda.
Waxase booliiska yaab ku noqday markii ay arkeen in tuuga gaadhiga xaday uu kiis kale oo ah gaadhi uu xaday maxkamdaa uga socdo.

Leave a Reply