Baaldi Digaag ah ayaa ka qaalisan foosto shidaal ah maanta!

0
341

Dunida iyo dhaqaalaheeda ayaa wakhtigan ku jira wareer iyo daalaa dhac ka dib markii sicirka shidaalku si weyn hoos ugu dhacay. Waxaana wakhtigan dhibaato dhaqaale ka cabanaya shirkado waaweyn oo caan ah. Waxaana la soo bandhigay in Baaldiga hilibka digaagaa ahi uu ka qaalisan yahay foostada dhan ee shidaalka wakhtigan xaadirka dunida meelo badan.  Sanadkii hore ayay khasaareen 400 oo maalqbeen oo dunida ahi oo ay ku jiraan kuwa dunida ugu hantida badan sida Bill gate oo la sheegay inuu khasaaray 3 Billion oo doller.  Dalalka uu dhaqaalahoodu  ku xidhan yahay shidaalka ayaa iyan si weyn uu dhaqaalahoodu hoos uga dhacay.

Leave a Reply