Wasiir Isu casilay Muran Argagixiso

0
313

Wasiirka cadaalada ee Faransiiska, Christiane Taubira, ayaa is casishay kadib muran ka dhashay isbadal lagu samaynayo dastuurka oo dadka argagixisada lagu soo eedeeyay laga qaadi doono dhalashada. Isbadalka ayaa la hor keenayaa baarlamaanka.
Qorshaha ayaa ka mid ah talaabooyin la qaaday kadib markii kooxo argagixiso ay weerareen Paris bishii 13 November ee sanadkii hore.
Wariyaha BBC ee Paris ayaa sheegaya inay jirto dood in dhalashada laga qaadayo dadka ay shaqayn karto iyo in kale, iyo in loo isticmaalayo oo kaliya dadka haysta labada dhalasho.

Leave a Reply