MUXUU YAHAY VITAMIN B12

0
1857

Waxaa laga helaa Cuntooyinka soo socda:-

  • Ukunta
  • Hilibka digaaga
  • Hilibka kalunka
  • Hilibka Cas ( wa midka xoolaha Adhiga , Lo,da iyo geela)
  • Beerka
  • Caanaha
  • waxyabaha Caanaha laga sameeyo sida caano-fadhiga

Maxaa Keena inuu kugu yaraado Vitamin B12

  1. In xiidmaha ee dhuuqi waayan Vit B12.. oo waxa Jiran Xiidmaha
  2. In Qaliin hore laguugu sameeyay oo qeeb ka mid ah caloosha lagaa saaray.
  3. .marwalba oo da,dada ee sii weeynaataa waxa yaraado shaqada xubnaha jirkaaga oo ee ka mid yihiin Mindhicirada ama xiidmaha loogu talo galay inee soo dhuuqaan Vit B12.
  4. Cabista Khamriga oo eee diinteenu reebtay ama xarimtay wexee keenesaa inuu jirkaaga ku yaraaajo VitB12.
  5. stress ka walwalka .
  6. Cunto yari gaar ahaaan cuntada lagaa helaa Proteins ka waa kuwa aan kor kusoo xusnay.
  7. Daawoyinka qaar sida kuwa loo isticmaalo gaaska oo Antiacids ka la dhahooooo.

Leave a Reply