Imaam Cali Binu Abu-Dalib (Rc) oo dadka u muujinayay fakhriga iyo dhibaatadiisa ayaa laga soo weriyay maqaaladan caanka ah: “ Haddii fakhrigu yahay nin waan dili lahaa”.
Haddaba waxa loo baahan yahay in la taageero dadka fakhrigu hayo.
Waxa jira saddex wanaagooda siiyay dad kale waxaana ay kala yihiin: Qofka bakhaylka ah ee xoolihiisa aan sadaq ka bxin oo mar ka danbe ay dhaxlaan dad kale. Kan dadka xamanaya ee xasanaadkiisa siinaya kuwo uu xamanayo. Iyo Eyga ugaadhsiga u samaynayay kii rabaystay.