Arimaha cajiibka ah ee la ogaaday ayay ku soo biirtay in Faraska marka uu dhinto mid saaxbiikii ahi uu aad u murugooda , waxaana arimahasi lagu ogaaday isagoon maalmaahaasi wax badan cunin, daal xad dhaaf ah iyo niyad jab iyo isku buuq laga dareemo faraskaasi. Farduhu waxay jecel yihiin wehelka saaxiibkii, khubarada daraasadda samaysay ayaa intaasi ku dartay in xataa riyaha iyo lo’duna ay sidaasi sameeyaan.
Laakiin fardaha ayaa la sheegay in ay aad u dareemaan murugada saaxiibkood, kuwaasi oo muddo badan ku jira murugadaasi.