Sharciyada Yaabka Leh Ee Dawladaha Dunida Ee Kala Duwan

0
517

Dalka Shiinaha waxa mamnuuc ah in dadka maskaxda adag aya jaamacadha galaan. Irland waxa xaaraan ah in khamriga lagu hor cabo Lo’ada. Dalka Austeria waxa sharci daro in Baanka hortiisa lgu cuno Ice Cream, waxa kale oo manuuc ah in suuqyada la seexdo. Dalka Kanada waxa mamnuuc ah in caruurta hortooda lagu nadiifiyo dhaawacyada. Dalka Japan waxa reeban in gabadhu makhaayadda aanay raga ka soo hor jeesan Karin. Ruushka waxa kale oo mamnuuc ka ah in bilaha June iyo July barafka lagu cuno. Burnudi waxa mamnuuc ah in ninka shan caruur ah dhalay aanu bisadaha quudin Karin. Denmark waxa mamnuuc ah in maalinta Axadda loo maydho doofaarada. Sharciyada qofka ka hor yimaada dal kasata wuxu mutaystaa ciqaab xadhig ah.

Leave a Reply