Buurnidiisa Ayaa Keentay Inuu Halis Galo

0
289

Markii ay kooxda dab demiska ee Newyork  dhowr saacadood dadaal aan kala go’ lahayn sameeyeen ayay ka soo badbaadiyeen nin miisaankiisu dhamaa 317.5 Kg , qol ku yaallay dabaqa lixaad oo uu ku jiray iyagoo ula cararay Isbitaalka. TV  CBS ee Newyork ayaa sheegay in ninkan oo lagu magacaabo Hemilton Hatis uu la soo hadlay booliiska isagoo ka dalbaday gargaar iyo in laga badbaadiyo dabka. Kooxda dab damiska ayaa la arkayay oo ninkan ku soo xidhay xadhig dheer oo ay ku soo dejiyeen ka hor intii aanay  neeftu qaban.

Leave a Reply