Dhaqanada Qaarkood Oo Ciqaab ah!

0
320

Dhaqaanka qabiilada Kayaan ee degan Aasiyada bari deegaanka Burnew ayaa dhegaha caruurtooda si arax daran u dalooliya isla markaana ku xidha biro hoos ujiida oo ay gaadhsiiyaan ilaa garabka. Birahaasi ayaa ka samaysan naxaas iyo lacag.
Marka gabadha ay dhegaheedu dheeraadaan ayay u arkaan inay qurux badan tahay. Waxaana dhibaato ah inaan la guursan gabadha aan dhegahaasi dhaadheer lahayn, isla markaana aanay ka lulan biraha naxaasta birta ah. Waxa kasta oo caadoย  laga dhegtaa xataa haday foolxumo tahay waxay isu rogataa qurux. Waana aaminadda.

Leave a Reply