Isku Day Jawaabta

0
477

Geed dheer ayuu ku yaaylay Muus, afar xayawaan oo wada joogay ayaa u tartamay in xabadaasi muska ah ukala dheeraayaan, Libaax, Daayeer, Dabagaale, iyo Geriga. Keebaad rumaysantahay inuu goosan karo xabadan? Jawaabatadu yaanay ka badan 10 ilbidhiqsi waxaana ay ka turjumaysaa jawaabtu fikirka shakhsiyadada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here