‘Wuxu Ku Xukumay Inay Seexato Kayn cidla ah’

0
304

Gabadha lagu magacaabo Micheil Muri ayaa 30 bisadood ka qaaday gurigeeda iyadoo geesay beer cidla ah dalka. Waxaana ay arintaasi keentay in bisadahaasi 9 ka mid ahi ay halkaasi ku dhintaan. Xaakinka maxkamada saaray ayaa ku xukumay in islaantaasi laba habeen ay iyana soo seexato dhulkaasi cidla ah iyadoo aanya jirin cid haba yaraatee la joogaysaa.
Boqorkii Xamuuaraabi ayaa isna sameeyay sharci yaab lahaa oo qofka lagu soo eedeeyo inuu alaab xaday uu odhan jiray buurtaasi iska soo tuur haddii aanaad waxba xadin dhiman maysida, haddii kalena waad dhiman. Waxaana sidaasi uu u samayn jiray isagoo dil qarsoon ku qaadayay dadka tuugada lagu eedeey.

Leave a Reply