Markii Ay Ogoaatay Ayay Aad U Faraxday!

0
283

Markii aan kaga tegay guriga telefoonkayga gacanta, hooyaday ayaa qaaday oo baadhay si ay u ogaato dadkii aan la hadlay iyadoo ka dhex baadhaysay hablaha aan la hadlay. Waxaana liiska aan la hadlay ay ka heshay magaca “ Qofka aan dunida ugu jeclahay”.
Way farxday waxayna doontay inay la hadasho gabadha uu wiilkeedu aduunka ugu jecel yahay. Laakiin markii ay garaacday magacaasi. Mise waaba telefoonkeeda oo agteeda ka dhawaaqaya. Wakhtigaasi ayay farxday oo ilmaysay. Waad fahamaysaa xikmadda!

Leave a Reply