Qasri Laga Dhisay Xashiishka

0
455

Qasrigan Redij waxa dhamaantiis laga dhisay xashiishka, waxaana la filyaya in muddo laba sano ah uu ku dumo.
Fooqan oo laga dhisay Californiya wuxu muujiyay tusaalw fiican oo ah in wax kasta lo isticmaalo karo arin kale.
Dhismihiisa ayaa loo adeegsaday malaayiin xashiish ah, waxaana loo yaqaan qasriga Captin Viet kaasi oo ahaa ninkii dhisay qasriga.
Ninkan ayaa dhintay 1992 isagoo xanuun qabay muddo dheer. Waxaana la sheegay inuu jiro xanuuno uu ka qaaday qasrigaasi xashiishka.

Leave a Reply