Khudradu Waxay Kor U Qaada Caafimaadka!

0
378

Qofka banii’aadamka ahi wuxu u baahan inuu helo cunto isu dheelitiran oo ay ku jiraan vitamiinska uu maalin kasta u baahan yahay. Qofka oo ay ku yaraadaan Vitamiisnka qaarkood waxa  yaraada difaaciisa jidheed, taasi oo keenaysa inuu iska difaaci kari waayo xanuunada.
Vitamins-ka jidhka ayaa baahi u qaba mana shaqayn karo la’aantood.   Vitamiinska waxa laga helaa cuntooyinka kala uwan oo ay kala ah sidan:
Khudaarata sida Canbaka, liinta Mooska ama midhaha ay dadku beertaan sida hadhuudhka iyo arabakhida dhamaantood waxa laga helaa vitamins kala duwan oo ay dadku uu baahn yihiin maalin kasat.
Waxa kale oo jira Hilibka oo isna ay ka mid yihiin hilibka kaluunka, kan digaaga iyo dhamaan hilibka xoolaha way leeyihiin vaitamin ay dadku uu baahn yihiin. Qofka muslinka ah waxa u xalaal ah wixii uu Allah u baneeyay ee hilib ah.
Caanaha ayaa iyana ka mid ah markay saafi yihiin kuwa laga helo vaytaminska  Sida caanaha geela, lo’ad iyo kuwa adhigaba.
 

Leave a Reply