Saliida Laga Miiro Saytuunka Oo Caafimaad Weyn Laga Helo

0
324

Daraasad laga soo saaray dalka Bortiqiiska ayaa shaacisay faa’’iidooyinka qarsoon iyo siro badan oo ay leedahay saliida Saytuunka taasi oo dawo ka ah ka hortagga xanuunada wadanah , Iyadoo daraasaddu sabab uga dhigtay isku dhisyada ay  ka kooban tahay saliidani.
Waxa kale oo ay cadeeyeen in Saliiddani aya ka hortagto inay dhawacayco gaadhaan unugyada dhiigga.   Warbixintan cilmiga ah oo lagu daabacay Wargeysa wax ka qora nafaqada iyo caafimaadka   ayaa intaasi raaciyay in saliidani ka hortagto burbur ku yimaadda unugyada dhiiga cas iyo ogsiijinta ku jirta.
Cilmi baadhista ayaa cadaysay in qofka si joogto ah u isticmaala uu a caafimaad badan yahay qof aan isticmaalin saliidda saytuunka
Iyadoo cimi baadhis  kalena ay cadaysay tiinka iyo caleemihiisba inay faa’’ido weyn ku jiraan oo waxtran u leh aadamiga.

Leave a Reply