Xikmadaha Maanta

0
444

Dadka waxa u mudan , kan aan dadka ka hagran waxa gacantisa ku jir ee Aduunyo ah”

“  Raac dariiq badbaadada oo yaanay ku dhibin dadka yar ee socda, iska jir dariiqa habawga oo yaanay ku hodin dadka badan ee socdaa”  Fudayl Binu cayad

“ Haddii dadka oo dhami xaqa ka shakiyaan, adigu keliga ku hadha”

“ Dhulka kuma furto ciidan waxaan ku furtaa hadal wanaagsan” S.Al-Ayuubi

“Farqiga u dhexeeya Arinta Riyada ah iyo tan Dhabta ah waa kelmada Shaqo”

“ Dadka hadalka macaan laguma kasbado waa akhlaaq iyo shaqo fiican” M.Qasli

“Wanaaji kan ku wanaajiya, hana xumayn kan ku xumeeyay”

 

Leave a Reply