Sadaqadu Maalka Ayay Badisaa

0
349

Qofka Allah (sw) dartiisa u bixiya hantidiisa waxa uu Rasuulka Allah (scw) yidhi “ Ma jiro qof xoolihiisa bixiya, haddii uu jirana laba Malag ayaa soo dega, kan koowaad wuxu yidhaadaa Allahyow sii wuxuu bixiyay, (usoo celi) kan labaadna wuxu yidhaahdaa, Ilaahayow wuxu haysto u barakee”.

Rasuulka Allah (scw) ayaa xadiis ku yidhi “ Qofkii u duceeya walaalkiisa Muslinka ah isagoo ka maqan waxa madaxiis istaaga Malag loo wakiishay inta uu ducada dhamaynayo, waxaana uu yidhaadaa Aamiin, adiguna waxaad leedahay intaad ugu ducaysay in leeg”.

Leave a Reply