Waxaan Muujinayaa Qiimaha Xaaskayga!

0
334

Dal shiinah magaalada Bijah ee gobolka Guishou ee koonfur galbeed ee dalka Shiinaha ayaa nin aroos ahaa diiday in gabadhiisa haba yaraate wax gaadiid ah la soo saaro isagoo sheegay inuu isagu doonayo inuu kusoo qaado gaadhi uu sameeyay oo laba taayir leh laakiin uu isagu jiidayo.

 

Arinkaasi oo dad badan yaab ku noqday ayu sheegay inuu uga jeedo inuu muujiyo kalgaclka uu u qabo gabadhiisa iyo weliba si uu u dareemo dhibka keenista guriga oo aad uga durugsana.

Arooskan oo gabadhiisa oo xidhan toobkii cadaa ku jiidaya gaadhigaasi uu sameeyay ayaa “ Tani waxay abuurays in ilaalin iyo ixtiraam badan u hayo xaskayga qiimaha leh”.

Waxaana uu hadalkiisa ku soo xidhay “ Markaad dhib dareento ayaad ogaata shayga qiimihiisa”.

 

Leave a Reply