Ma La Qiyaasi Kara Ciidamada Ruushka?

0
292

Dalka Ruushka ayaa la sheegay in qalabka ciidankiisa oo keliya uu ka badan yahay dalal badan oo kale ciidamadooda. Gaadiidka dagaalka nooca kaaraha ayaa la sheegay inay ciidamada Ruushku ku dagaal geli karaan tiro dhan 21 kun oo dabaabadood.  Tirada kaarayaasha ciidankaasi oo keliya ayaa noqotay mid ka badan dalal badan ciidanka ay leeyihiin iyadoo aan laba sii dhex gelin saanadda iyo gaadiidka kale ee ciidanka Ruushka.

Leave a Reply