Dhibaatada Isticmaalka Badan ee Telefoonada!

0
346

Daraasad ay samaysay jaamcadda Syney ee dalka Austerlia ayay ku cadaysay in isticmaalka faraha badan ee telephonka uu kor u qaado xanuunka Kansarka ah ee ku dhaca maskaxda.

Daraasaddan oo lagu daabacay warageyska Cancer Epidemiology aya sheegaty in mudadii u dhaxaysay sanadadi 1987 – 2014 ,daraasad lagu sameeya dad ku dhow 86000 qof ay muujisay sida uu halis ugu yahay isticmaalka badan ee telephonku maskaxda qofka.

Sayniyahanada ayaa sheegay in dadka qaba xanuunka kanasarka maskaxda uu ku  badan yahay dadka da’doodu gaadhay 70 sano. Khubaradan ayaa sheegay in xanuunkani aanu lahayn inta badan dawo si rasmi ah loo siiyo bukaanka. Waxaana ay sheegeen in mudadii ay soo bateen telefoonada gacanta uu aad usoo batay xanuunka Kansarak ku dhaca maskaxad.

Leave a Reply