Abtiriisiin ku faan Ayuu Naar Ku Galay

0
290

Imaam Axmad ayaa kitaabkiisa Musnad ku wariyay in Ubaya I nu  Kacb uu yidhi: labo nin ayaa abtirsaday sebenkii Nabigeenna (scw), markaasaa midkood yidhi: waxaan ahay ina hebel hebel ee adigu yaad tahay hooyo waaye?. Markaasi ayuu Nabigeennu (scw) yidhi:

“ Labo nin ayaa abtirsaday xilligii Nabi Muuse, markaasaa midkood yidhi: waxaan ahay ina hebel hebel ilaa uu tiriyay sagaal oday ee adigu yaad tahay hooyo beele?. Markaasaa kii kale yidhi: “ waxaan ahay ina hebel hebel islaam. Markaas ayaa Nabigu (scw) yidhi : “ ALLE ayaa markaas u waxyooday Nabi Muuse oo ku yidhaa: “ labadiinna abtirsaday: kani sagaal oday oo Naarta ku jira ayuu ku abtirsadayoow  adigaa Naarta ku tobaneeya. Kan labo oday oo Jannada ku jira ku abtirsadayoowna adigaa ku seddexeeya Jannada”.

 

Leave a Reply